Home Wararka Somaliya Galmudug oo ka hadashay Dagaal ka dhacay Galgaduud.

Galmudug oo ka hadashay Dagaal ka dhacay Galgaduud.

0

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Gobaleedka GalmudugĀ  Mudane Cali Daahir Ciid ayaa ka hadlay dagaal degaano ku yaal duleedka Magaalada Dhusamareb ay Ciidamada dowladda kula galeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Cali Daahir Ciid M Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ā ayaa hambaliyo u diray Ciidamada Qalabka sida guul uu sheegay inay kasoo hooyeenĀ  dagaalkii Shalay ee degaannada Sinadhaqo iyo labi-dulle Ciidamada kula galeen Al-Shabaab.

ā€œ Waxaa sugar ah ugu hambalyeeynayaaĀ  Guutada 15 ee qaybta 21aad ee Ciidamada Xogga Soomaaliya iyo Ciidanka NISAĀ  oo ayago shalay deegan baxad weyn ka saarayĀ  Al-habaab, waxana ka tacsiyadeeynayaa Askarti ku shahiiday inta ay howlgalada xaq udirarka ah ay socdeen ayuu yiriā€ Cali Daahir Ciid.

Ciidamada dowladda gaar ahaan guutada 15 ee qaybta 21aad ayaa howlgal saacado badan qaatay waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga Magaalada Dhuusamareeb, iyaga oo kula wareegay degaano dhowr ah.

Ad
Previous articleDhageyso Madaxweynihii Hore ee Hirshabelle oo Weerar Afka ah ku qaaday Xasan Cali Khayre
Next articleTurkiga oo war ka soo saaray Qarax xalay Lagu laayay dhalinyaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here