Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qor oo Si aan caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho(Sawiro)

Qoor Qor oo Si aan caadi ahayn loogu Soo Dhaweeyey Muqdisho(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo kusoo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho,

 

 

waxaana gegida diyuuradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay xildhibaano katirsan labada aqal ee BFS iyo masuuliyiin kala duwan kuwaas oo uu madaxwayne Kaariye gacan qaaday.

 

Ad
Previous articleDeni oo u wareegay Muqdisho si uu u dardargeliyo ololihiisa doorashada madaxtinnimada
Next articleJuuni oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here