Home Wararka Somaliya Puntland Deg Deg Dagaal Ka Dhacay Garowe kaas oo uu Sababay Kursiga...

Deg Deg Dagaal Ka Dhacay Garowe kaas oo uu Sababay Kursiga HOP 192 oo Beri Garowe lagu Dooranaayo

0

Dableey hubaysan ayaa Goordhow Rasaasayn ku Dhexmartay Gudaha Magaalada Garowe Rasaastaan ayaa ka Dhalatay ishaysiga Kursiga Numberkiisu yahay HOP192 oo Beri Garowe lagu Dooran Doono.

 

 

Inta la xaqiijiyey 3 qof ayaa waxyeelo kasoo gaartay Rasaas ka dhalatay isku heysiga Kursigan, ilaa haddana 3 shir jaraa’id ayaa la qabtay.

 

Dabley ayaa rasaas kufurtay musharaxa Kursigan ku guuleysanaya berrito Nuux Dheere, oo ah Musharac loo xiray Kursigaan waxaana kadhashay Khasaare 3 qof ah oo Dhaawac ah kuwaas oo loo qaaday Goobaha Caafmaadka.

 

Is qabqabsi iyo Boob Xoogan ayaa Hareeyey Dooraahooyinka Soomaaliya ee Socda aaa markii Ugu Horaysay oo Gacanka Hadal gaaro is Qabqabsigaan dhawaan ayay ahayd markii Deni.oo Xero Ciidan Ku Qabtay Doorashada Gorowe Taas oo aad looga Xumaaday lama oga Dagaalkaan Waxa uu Ka Badali Doono Doorashada Beri Ka Dhacaysa Garawe.

Ad
Previous articleMadaxweyne Dhawaan la Dilay oo Dacwadiisa La hakiyay
Next articleMaxkamada Ku Taala Gaalkacyo oo Dhalinyaro Alshabaab ah Xukuno Ku Riday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here