200-125 300-115 200-105 200-310 640-911 300-075 300-320 300-360 642-998 QV_DEVELOPER_01 400-101 700-501 117-201 70-696 700-505 600-199 400-351 300-207 TE0-141 100-105 300-101 300-206 300-070 70-417 210-260 210-060 200-355 300-208 CISSP 300-135 210-065 300-209 70-243 70-480 CCA-500 2V0-621D 210-451 400-051 E05-001 1Z0-052 70-410 640-916 VMCE_V9 810-403 070-464 070-243 700-802 70-246 FCBA GPHR DEV-401 C2090-610 SY0-401 712-50 ADM-201 700-039 312-50 MA0-101 648-244 SK0-004 ASF 70-494 70-673 500-005 1Z0-060 C9560-503 640-875 N10-006 98-367 70-534 NS0-505 70-342 CHFP 070-410 640-878 1V0-603 1Z0-804 C8010-250 312-50V9 C2150-508 98-368 CLOUDF 70-411 70-461 220-901 70-488 070-341 PK0-003 E20-547 70-412 70-686 500-285 CISM 101-400 102-400 PDM_2002001060 JN0-100 642-883 CAP 070-347 Mudug 24 online | Archive | Wararka ugu weyn 2
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wararka ugu weyn 2

Waa Qaabkee Sida Loo dhisayo Dekada Hobyo ee dhawaan la bilaabayo dhismaheeda…

Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaalle Geelle Xaaf ayaa dhawaan magaalada Muqdisho kula kulmay shirkad laga leeyahay Dalka Shiinaha. Shirkadaasi ayaa dhiseysa Dekada Hobyo ee Maamulka Galmudug

Continue Reading »

Qeybta Wararka ugu weyn 2

Dhageyso Qalabeynta Ciidanka isku Dhafka ee Gobolka Mudug oo mareysa meel dhamaad ah,,,

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dhammaad uu marayo qalabeynta ciidanka isku dhafka ah ee loo sameeyay magaalada Gaalkacyo

Continue Reading »

Wararka ugu weyn 2 Archives

Daawo Muuqaalka Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Warbaahinta loo soo badhigay goor dhow isagoo Arimo badan ka hadlay…
- Aug 15, 2017
Magaalada Muqdisho waxaa goordhow Shir Jaraa’id ku qabtay Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo katirsanaa Al-Shabaab, marna soo noqday Hogaamiye kuxigeenkii Xarakada Al-Shabaab. Rooboow oo Axadii Muqdisho la keenay ayaa ku sugnaa ...
Dhageyso Xubnaha Mukhtaar Roobow ku Wehliya Safarka Muqdisho iyo Magacyadooda,,
- Aug 14, 2017
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliy ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii uu dhanka dowladda ugu soo biiray Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa hoggaamiyaasha Al-Shabaab. Xasan Cabdi Maxamed ...
Dhageyso Mukhtaar Roobow Abuur Mansuur oo ugu danbeyn isku Dhiibay Ciidanka Dowlada Somalia,,,
- Aug 13, 2017
Afayeenka Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta iska dhiibay degmada Xudur ...
Dhageyso Maamulka K/galbeed Oo Hub Iyo Ciidan Ku Wareejiyay Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur
- Aug 13, 2017
Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in hub ay ku wareejiyeen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur sidoo kalena ay ciidan u geeyeen si ay uga difaacaan Al-shabaab. Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf ...
Dhageyso Xaalada Mukhtaar Roobow oo Dowlada la kulmirabo iyo Dagaal Wali Socda,,
- Aug 12, 2017
Xaalada degaanka Abal oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa saakay degan kadib markii shalay Dagaalyahano ka tirsan ururka Al-shabaab ay mar kale weerar ku qaadeen wadaadka gooni u goosadka ah ...
Dhageyso Dowlada Somaliya oo ka hadashey Qaraxii Xalay iyo Halka lala damacsanaa,,
- Aug 11, 2017
Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay fashiliyeen Qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in Qaraxaasi la doonaayay in lagu dhibaateeyo ...
Dhagayso Halkee Ayuu Ku Suganyahay Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ?
- Aug 10, 2017
Wararka naga soo gaaraya magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool, ayaa sheegaya inay dagan tahay xaalada deegaanka Abal oo ay ku dagaalameen maleeshiyo uu hogaaminayay Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ...
Dhagayso Sheekh Mukhtaar Roobow Oo Qarka U Saaran Inuu Shabaab U Gacan Galo Iyo Tuuladii Uu Ku Sugnaa Oo Ay Alshabaab Kala Wareegeen
- Aug 9, 2017
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ee saaka dagaalka ku qaaday Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ay la wareegeen Tuulada Abal oo aheyd halkii uu ...

Next Page »