Home Wararka Somaliya Galmudug Gaalkacyo oo Saakay lagu Toogtay Askarigii Dilay Ganacsato Bilan Xaashi Gaab

Gaalkacyo oo Saakay lagu Toogtay Askarigii Dilay Ganacsato Bilan Xaashi Gaab

0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta ee Maamulka Galmudug ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisay laba Askari oo Ka Tiesanaa Ciidamada Gorgor.

Dable xoogga dalka Cabdikaafi Cali Cabdulle oo horay u dilay Cadnaan Cali Salaad iyo Iidle Cumar Idiris oo Guutada 18-aad ee Gorgor ka tirsanaa kaas oo Horay U dilay Ganacsato  Bilan Xaashi Salaad.

Bilan Xaashi Gaab ayaa Waxaa lagu Dilay Degmada Xarardheere Taas oo Dad badan oo kasoo jeeda Beesha Sacad aad uga Caroodeen Dilkeeda.

Askariga Dilay Bilan ayaa Kasoo Jeeday Beesha Baadi cade Halka Bilan Kasoo Jeeday Beesha Sacad.

Ehelada Bilan Xaashi Gaab ayaa Marar badan Dhigay Banaan bax oo Ku Codsanaayeen in La Toogto Askariga Dilay Gabadhooda Taas oo Ugu Danbayn Saakay lagu Toogtay Fagaaro Ku yaala Magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan Qaybta Galmudug.

Ad
Previous articleDawladda Soomaaliya oo ka doonaysa Tansaaniya in ay soo wareejiso maxaabiista Soomaalida ah ee ku xiran dalkeeda
Next articleSOMDA oo Gaartay Baydhabo Xili la Filaayo Roobab Ma Hiigaan ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here