Home Wararka Somaliya Banaanbax Lagu Taageerayo Muddo Kororsi ayaa Abaabulkiisu Ka soconayaa Muqdisho

Banaanbax Lagu Taageerayo Muddo Kororsi ayaa Abaabulkiisu Ka soconayaa Muqdisho

0

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa Maanta abaabulaya banaanbax Xoogan oo maanta ka dhici doono magaalada Muqdisho, kaas oo lagu soo dhaweyn doono muddo korarsi ah laba sana ah oo loo sameen doono Madaxweyne Maxamed Farmaajo

Degmooyinka ayaa xalay loo diray min afar boqol oo qof, halka qaar kalane loo diray min lix boqol. Sidoo kale waxaa la diyaariyay boorarka banaanbaxayaasha maanta ee muddo korarsiga.

Banaanbaxaan ayaa ah Mid Lagu Taageerayo Mudu Kororsi Hadii Loo sameeyo Madaxweyne Farmaajo, waxaana Maanta Golaha Shacabka aad Looga Hadal Hayaa inay sameyn doonaan Muddo Kordhin 2 sano ama 6 sana ah.

Ad
Previous articleSheekh Shariif Sh/ Axmed ” Ma rabno in Sharci daro wax Lagu Maamulo.
Next articleTaliyaha Boliiska Gobalka Banaadir oo joojiyay Kulankii Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here