Home galmudug Madaxweyne Xaaf iyo Madaxda Maamulada kale oo shir gaar ah uga socdo...

Madaxweyne Xaaf iyo Madaxda Maamulada kale oo shir gaar ah uga socdo Garoowe

0

kadib kulan dhexmaray madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Xaaf isla markana uu ku soo dhamaaday Fashil ayaa wararka ay heleyso mudug24 waxay sheegayaan in kulan gaar ah uu u bilowday Madaxweyne Xaaf iyo dhigiisa madaxda Maamulada qaar.

Madaxweynaha Galmudug Xaaf , kan Puntland iyo Jubbland ayaa kulan gaar ah waxa uu uga socdaa Garoow waxana ay ka arinsanayaa go’anka Madaxweynaha iyo sida xal loo gaari karo.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in hada la sogayo waxa kasoo baxa shirka u socda sadaxdan masuul oo fakar ahaan dowlada kasoo horjeeda.

Xaalada ayaa u muuqata mid heshiis dhab ah aan laga gaari karin marka la fiirsho go’anka dowlada ay ka joogto Galmudug oo ah midka khilaafka ugu badan dhaliyay.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Garoowe

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here