Home Wararka Maanta Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaabay Baacsiga Ganacsatada Qaadka Kenya

Ciidamada Boliiska Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaabay Baacsiga Ganacsatada Qaadka Kenya

0

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa saakay baacsanaya ganacsatada keenta Jaadka ka soo gala dhanka Badda ee ka yimaada Kenya.

Jaadka, Kenya oo dowladda Soomaaliya ay joojisay ayaa lagu keenaa doomo waxa ayna ka soo degaanka xeebaha ka dibna Waxaa la soo geliyaa Magaalada Muqdisho.

Jaadkan oo qaab kotorobaan ah ku soo gala Magaalada ayaa ahaa mid aan joogsan tan iyo markii laga joojiyay dhanka hawada oo laga soo dejin jiray garoonka Aadan Cadde.

Hadda garoonka Aadan Cadde Waxaa ka soo dega midka ka yimaada Ethiopia oo Dowladda Soomaaliya ay u go’shahay in la keeno halka midka Kenya uu yahay mamnuuc.

Allaha u naxariistee Gudoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Dhigajuun ayaa ciidamo Boolis ah ay dileen iyaga oo sheegay in ay baacsanayeen Jaadka Kenya.

Ad
Previous articleMidowga Yurub (EU) oo Kenya u soo celiyay in ka badan 70 boqolkiiba Maaliyadda ciidamada la dagaallamaya Al-Shabaab
Next articleShir Deg Deg ah oo Degmada Kaaraan uga socda Saraakiisha Amniga iyo Madaxda Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here