Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Madaxda Goballada Waqooyi

Ra’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Madaxda Goballada Waqooyi

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Muadne Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed.

Kulanka ayaa looga hadlay dardar gelinta howlaha doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Gobollada Woqooyi, iyadoo xal laga gaaray madmadowgii jiray, waxaana iskuna afgartay in horay sii wado howsha doorashada.

Kulankaan Ayaa yimid Iyadoo uu jiro Khilaaf u dhaxeeya Mahadi Guuleed iyo Gudoomiye Cabdi xaashi Cabdilaahi La iskuna Khilaafay  Doorashada 16 Kursi oo Golaha Shacabka JFS.

 

Ad
Previous articleShir Deg Deg ah oo Degmada Kaaraan uga socda Saraakiisha Amniga iyo Madaxda Sare
Next articleWasiir Dowlaha Arimaha Gudaha Galmudug oo Muqdisho Shir uga Qeyb galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here