Home wararka Dalka Deg Deg Qaraxyo Qasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Muqdisho

Deg Deg Qaraxyo Qasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Muqdisho

0

Laba Qarax oo is Xig xigay ayaa Goordhaw ka dhacay Muqdisho, Waxaana Kowaad La sheegay in uu Ka dhacay degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir.

Qaraxa oo ka dhacay agagaarka Wershada Baastada ee Muqdisho, Waxaa Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa AMISOM.

Qaraxa labaad ayaa Ka dhacay Meel aan Ka Fogeen Soobe, Gaar ahaan Halka Loo Yaqaano Laami Yaraha Zoobe,.

Waxaana La sheegayaa in Uu ahaa Mid gaari Lagu Xiray in kastoo aan La Ogeen Qasaaraha Ka dhashay Qaraxyadaas Maanta Ka Kala Dhacay Muqdisho.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here