Home Wararka Maanta Taliye sare oo ka Mid noqday Dadka ku Waxyeeloobay Qaraxyada Muqdisho Gilgilay

Taliye sare oo ka Mid noqday Dadka ku Waxyeeloobay Qaraxyada Muqdisho Gilgilay

0

Mahad Korow Taliyaha qeybta waliyow cadde ayaa ku dhaawacmay qaraxii ugu danbeyay ee ka dhacay Hadda KM4 .

Mid ka mida baabur yaalay halkan ayaa qarxay kadib isaga dhaawac ayaa ka soo gaaray .

Booliska ayaa wada Hadda Howlgal lagu xaqiijinaayo amaanka KM4 iyo Hotelada weerarada Ay ka dhaceen.

Ad
Previous articleDEG DEG: Qaraxyo Culus oo Muqdisho ka dhacay iyo Raas Xoogan oo la Maqlaayo
Next articleTaliihii NISA Gobalka Banaadir oo Ka mid Noqday Dadka Ku Wax yeeloobay Qaraxyada ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here