Home Wararka Maanta Deg Deg Qaraxyo Culus oo ka dhacay Muqdisho

Deg Deg Qaraxyo Culus oo ka dhacay Muqdisho

0

Magaalada Muqdisho Goor dhaw waxaa ka dhacay Qaraxyo Culus oo jugtooda Laga maqlay inta badan Magaalada

 

Ilaa 3 Qarax oo culus ayaa dhacday waxaana Lagu qiyaasay dhanka KM4.

Xaalada Muqdisho oo Degan Ayaa la maqlay Qaraxyada culus waxayna dhacen xili Goor dhaw ay da’een roobab xoogan

Ad
Previous articleFarmaajo Beri Baarlamaanka Soomaaliya Hortagaayo Tan Iyo Doorashadii Kadib
Next articleDEG DEG: Qaraxyo Culus oo Muqdisho ka dhacay iyo Raas Xoogan oo la Maqlaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here