Home galmudug Dhageyso Isbitaalka Guud ee Bandiradley oo deeq Dawa ah La gaarsiiyay

Dhageyso Isbitaalka Guud ee Bandiradley oo deeq Dawa ah La gaarsiiyay

0
SHARE

Deeq dawa ah oo loogu Talagalay in Lagu Caawiyo Bukaanada Kala duwan ee Ka imaanaya deegaanada Galmudug soona Gaara Cisbitaalka Guud ee Bandiiraley ayaa Maanta isbitaalkaas Lagaarsiiyay.

Deeqdaan Dawada aheed Waxaa Hor kacayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Waxuu sheegay Agaasimaha in Ay ugu Talagaleen in Lagu Caawiyo Dadka Tabarta yar ee Halkaasi usoo Doonta Adeegyada Caafimaadka La xariira.

Halkaan Ka Dhageyso.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here