Home galmudug Daawo Sawirada Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug iyo Puntland Saraakiisha Malitariga Soomaaliya oo...

Daawo Sawirada Masuuliyiin Ka Tirsan Galmudug iyo Puntland Saraakiisha Malitariga Soomaaliya oo gaaray Deegaanka Taaroge.

0
SHARE

Socdaalkaan nabadaynta ah ayaa oo qeyb ka ahaa kulamo horay ugu socday odayaasha dhaqanka gobolka mudug ee galmudug iyo puntland ayaa lagu xalinayay isfahan dari maamulidda deegaanka taaroge galbeedka gaalkacyo ee gobolka mudug.

waxaa masuuliyiinta galabta gaaray ka mid ah gudoomiyaasha gaalkacyo ee galmudug iyo puntlan Xirsi yuusuf Barre iyo Maxamed yaasiin Tumey,Taliye Kuxigeenka ciidanka isku dhafka ah ee malatiriga soomaaliya Kabtan Khaliif Nuur Shiil,Saraakiil kale iyo Xubno ka tirsan ururada dhalinyarada gobolka mudug.

Kulan wada jir ah iyo kormeer wacyi galin ka shaqeynta nabadda ah ayaa ka dhacay deegaanka taaroge waxaana kulamada galabta kusoo dhamaadeen Jawi farxad iyo Nabad ah.

W/Q/Abdalle Mohamed Abdulle

Mudug24.com Xaafiiska Gaalkacyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here