Home Wararka Maanta Ciidamada Dowladda oo Laba walaala ah ku Toogtay Muqdisho

Ciidamada Dowladda oo Laba walaala ah ku Toogtay Muqdisho

0

Zaki Maxamud Kalafoge iyo walaashiis Sowdo Maxamud Kalafoge waa Laba wada dhalatay Caawa ayayna ku baxeen Gacanta Ciidamada Dowladda waxaana Lagu dilay isgooska dabka.

Waxaa la iisheegay inay Isbitaal ka yimdeen oo ay Soo dooneen Casho, Balse si Micna dara ah Ayaa Lagu dilay.

Si Micna la aan ah ayay ku dileen Ciidamada sida la Sheegay waxayna Ku furanaayeen Wadada Ciidamadda Dowladda Risaasta ay fureen.

Baraha Bulshada ayay qabsadeen Tacsida Labadaan walaala ah oo iyagoo ka yimid isbitaal Mooto Bajaaj Lagu dhaxdilay.

 

Ad
Previous articleMasuuliyiin ka Tirsan Galmudug oo Maanta gaaray Xadka Somaliya iyo Itoobiya (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Saxiixay Miisaaniyada 2022 (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here