Home galmudug Dhagayso Dowlada Gobaleedka galmudug oo sheegtay in Alshabaab looga Guulaystay Dagaalka mudug.

Dhagayso Dowlada Gobaleedka galmudug oo sheegtay in Alshabaab looga Guulaystay Dagaalka mudug.

0
SHARE

Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka galmudug oo la Hadlayay Warbaahinta Ayaa Sheegay in ciidamada Galmudug ay u Diyaar Garoobeen dagaal Culus oo lagu Qaadayo Xarakada alshabab.

Waxana uu shegay in ciidanka galmudug oo gacan  ka helaya dadka deganka ay dagaaladii socday Maalmihii la soo dhaafay ay guuulo ka gaareen isla markana ciidamadii alshaba dib loo riixay

Waxa uu tilmaamay Wasiir Ku xigeenka in Ciidanka galmuduug ay hada ku sii  wajahan yihiin deganada alshabab ay ka soo duulaan mar walba taasi oo looga golleeyahay in shabaab deganadaasi laga saaro  si shacabka deganadaasi ku nool ay dib ugu helan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here