Home wararka Dalka Dhagayso Agaasimaha Warfaafinta Galmudug oo Ka Hadlay Waxqabadka Dowlad Gobaleedka Galmudug

Dhagayso Agaasimaha Warfaafinta Galmudug oo Ka Hadlay Waxqabadka Dowlad Gobaleedka Galmudug

0
SHARE

Agasimaha warfafinta Madxtoyada Dowlad gobaleedka galmudug maxamud cusman berey ayaa maanta ka hadlay arima badan oo xasaasi ah.

Agaasimaha ayaa sheegay in Tan iyo Markii Maamulkaan galmudug la dhisay oo ku guulaystay arima badan oo ay qaybka yihiin arimaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Galmudug ayaa Diirada saartay in la Xaliyo Beelo in mudda ah dagaal uu ka dhaxeeyay iyo sidoo kale Colaado ka dhax-jiray labada dhinac Galmudug, iyo Puntland. Sidaas waxaa Maanta shaaciyay agaasimaha Warfaafinta galmudug.

” Dhinaca kale Agaasimaha Warfafinta Madxtoyada Dowlad gobaleedka galmudug Maxamud Cusman Berey Ayaa dhanka kale ka hadlay Isku shaandheenta galmudug, waxa uuna sheegay in lagu guulaystay in Galmudug, la isku keeno maadaama ay kala fogaayeen Galmudug, iyo Ahlusunna.

Halkaan Ka Dhagayso.

Agaasimaha madaxtooyada galmudug

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here