Home Wararka Maanta Alshabaab Qorshaynaayay inay Weeraraan Xarardheere oo la Wareeray

Alshabaab Qorshaynaayay inay Weeraraan Xarardheere oo la Wareeray

0

Maleeshiyaad katirsan kooxda Alshabaab oo isku aruursanayay deeganka Dumaaye oo hoostaga Xarardheere ayaa lala beegsaday duqeyn xoogan.

Alshabaab ayaana Lasheegay inay Qorshaynaayeen inay Weeraraan Degmada Xarardheere oo Maalmahaan laga Dareemaayay Cabsi

Wararka ayaa sheegaya in la burburiyay saldhiga ay isku aruursanayeen waxaana halkaas ku dhintay maleeshiyadkii kooxdu isku keentay

Dhawan waxaa la filayaa in howlgal baahsan uu kabilowdo gobolka Mudug si loo soo afjaro haraadiga maleeshiyada Alshabaab Wali uga sugan Galmudug

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaana Sidaan goordhow ku Shaaciyay Bartiisa Facebook:

Saldhiggii Khawaarijta ee Dumaaye oo hoos tagta Xarardheere saakay gebi ahaan asaga iyo wixii ku jirey waa isku bas beeleen.

Mahad eebbe ayay u sugnaatay!

Ad
Previous articleGalmudug oo amaro ka dhan ah Alshabaab kusoo rogtay Ganacsatada Galmudug
Next articleXasan Shiikh oo Ka Hadlay Sababtii looga adkaaday Ciidamadii Dowlada ee Cowswayne ku sugnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here