Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Dagaal goordhow Ka Dhacay Wadada Xariisa Guriceel iyo Matabaan

Deg Deg: Dagaal goordhow Ka Dhacay Wadada Xariisa Guriceel iyo Matabaan

0

Ciidamada Booliska Dagmooyinka Guriceel iyo Matabaam oo is kaashanaya ayaa Caawa qaaday Isbaarooyin la dhigay inta udhaxeysa Magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan gar ahaan degaanka koofado.

Isrisaaseyn dhex martay Ciidamada Booliska iyo Maleeshiyada dhigtay oo mudo ka socotay halkaaa ayaan laga soo warin wax qasaaro ah walow markii danbe meesha laga saaray dableydi jidgooyada dhigatay.

 

Maleeshiyaadkaan ayaa Maalmahaam Bilaaban inay Wadooyinka dhigtaan isbarooyin Xiliga Habeenkii ah.

 

Ad
Previous articleXildhibaano Badan oo Dhawaan Qaatay Shahaadooyinka oo Dib ugu laabtay Maamuladoodii
Next articleDeg Deg: Maleeshiyaad Hubaysan oo Caawa Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here