Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg: Maleeshiyaad Hubaysan oo Caawa Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay

Deg Deg: Maleeshiyaad Hubaysan oo Caawa Bartamaha Caabudwaaq Dad Ku laayay

0

Maleeshiyaad hubeysan ayaa goordhaw bartamaha Caabudwaaq kudilay qof shacab ah, iyagoo dhaawacey labo kale oo la dhigey isbitaalada Magaaladaasi. Falkan ayaa la xiriira aano qabiil.

 

 

Geeri xanuun badan oo ka dhacday Cabudwaq
ilaahay ha unaxariisto 2aad dhalinyaradda ah ee Sawiradiidu Hoos ka Muuqdaan
oo goordhow lagu diley Gudaha magaladda

 

waa dilkii shanaad oo ka Dhaca Cabudwaaq Isbuucaan.

Dablaydii falkaan Gaystay ayaa Ka baxsaday Goobta waxaana laamaha amaanku ay Ku Raad-joogaa Dadkii Dhibka Gaystay.

Ad
Previous articleDeg Deg: Dagaal goordhow Ka Dhacay Wadada Xariisa Guriceel iyo Matabaan
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la saftay Laftagareen Xili ay Fashilmeen Wada-hadaladii Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here