Home puntland War Deg Deg ah Diyaarad Lacag Siday oo Goor dhaw Lagu Qabtay...

War Deg Deg ah Diyaarad Lacag Siday oo Goor dhaw Lagu Qabtay Graoonka Diyaaradaha Muqdisho

0
SHARE

Diyaarad lacag waday ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisbo, Sida ay inoo sheegeen ila wareedyo.

wararka ayaa sheegaya in lacagta u socotay Imaaraadka Carabta, iyadoo lacagta qaar loo waday Puntland Ciidamo mushaar ay siiyaan Imaaraadka Carabta.

Saraakiisha Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho Wili Ma aysan Faah faahin Diyaaradaan la qabtay Lacagta ay waday Cadadeeda.

La soco Faah faahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here