Home Wararka Maanta Wiil Muqdisho ku nool oo qaatay Go’aan halis ah oo aad loo...

Wiil Muqdisho ku nool oo qaatay Go’aan halis ah oo aad loo hadal haayo (Sawiro)

0

Magaalada Muqdisho waxaa Lagu qaabilay Wiil dhalinyara ah oo Muddo afar Sana ah aanan jarin tintiisa Go’aan adagna qaatay.

Wiilkaan ayaa ka mid ahaa dhalinyarada Taageerta Muqtaar Rooboow Abuu-mansuur waxuuna go’aansaaday inuusan Timaha iska xiirin ilaa Laga soo daayo Sheikh Muqtaar Rooboow oo sanadkii 2018, Baydhabo Dowladii Farmaajo ay ka soo xirtay

Rooboow oo Dowladda Xasan Sheikh ay Xabsiga ka daysay xilkana u magacaawday waxuuna helay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta, waxuuna Maanta qaabilay wiilkii Taageerada u ahaa asiga

waa dhacdo Cajiib ah, waxuuna wiilkaan dhalinyarada ah qaatay Go’aan adag oo dad badan ay la yaabeen

Ad
Previous articleMadaxweynaha Somaliland oo ka hadlay shaqaaqadii ka dhacday Hargeysa
Next articleGuddiga Doorashada Kenya oo ku dhawaaqay arin walaac badan Laga qabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here