Home wararka Dalka Deg Deg Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor dhaw Ka dhacay...

Deg Deg Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Goor dhaw Ka dhacay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka Muqdisho.

2
SHARE

Saddex Askari oo katirsan Ciidanka Dowladda ayaa geeriyooday 3 kalena waa ay dhaawacantay kadib dagaal u dhexeeyey Ciidan ka amar qaata Gudoomiyaha Lafoole  iyo Ciidamo Kale oo Ku dagaalmay Deegaanka Siinka Dheer ee Muqdisho.

Dagaalka ayaa ka dhacay Bar Kontatool oo Ciidamadu ay Gaadiidka Ku Baaraan.

Ciidamada ayaa La sheegayaa in ay Kala ahaayeen Kuwa Ka amar qaata Gudoomiyaha Degmada Lafoole “Ayaan” iyo Ciidan joogay Siinka dheer ee Dulee Xamar.

 

Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyey In hub culus laga maqlay deegaanka Dheer iyo Goobaha Ku Teetsan.

La soco Faah faahinta

Loading...

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here