Home wararka Dalka Wasiirka Gaashaandhiga soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka xooga dalka oo is casilay.

Wasiirka Gaashaandhiga soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka xooga dalka oo is casilay.

0
SHARE

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C.rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goor dhow iska casilay xilkiisa, isagoo istiqaaladiisa u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha.

Warar ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xaqiijinaya in Wasiirka uu arrimo shaqsi isku casilay.

Shirka Golaha Wasiirada  ayaa laga sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga uu is casilay.

Is casilaada Wasiirka Gaashaandhigga ayaa ka dambeysay wax yar un kaddib markii uu is casilay Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Jimcaale Cirfiid, iyadoo xilka Taliyaha loo magacaabay Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod.

Lama oga ujeedada rasmiga ah ee ay isu casileen sababaha ay isu casileen Wasiirka iyo Taliyaha.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here