Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta gaaray deeganka Dhisaq-shurufle

Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo taliyaha ciidanka xooga dalka oo maanta gaaray deeganka Dhisaq-shurufle oo dhawan laga saaray kooxda Alshabaab

Masuuliyiintan waxaa wehliyay wasiir Alcadaala iyo xildhiban Sabir oo maalmahan ku sugnaa deeganka

Ciidamada beesha reer Xaaji Saleban ayaa ku howlan sidii maleeshiyada Alshabaab looga saari lahaa deeganka.