Home wararka Dalka Deg Deg Toogashada ka dhacday magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari oo...

Deg Deg Toogashada ka dhacday magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari oo lagu dilay,,,

0
SHARE

Kooxo hubeysan ayaa maagalada Boosaaso ee Xarunta gobolka bari waxa ay goordhow ku dileen Nin shacab ah iyagoo goobta ka baxsaday.

Dilkaani oo ka dhacay suuqa Caanaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka dambeeyey rag baastoolada ku hubaysan oo goobta ka cararay sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal, iyadoona ay goobta gaareen ciidanka ammaanka Puntland.

Marxuumka la diley oo aan la ogeyn cidda ka dambaysay dilkiisa iyo sababta loo diley ayaa waxaa magiciisa lagu soo koobay Yaasiin Jaamac.

Magaalada Boosaaso ayaa maalmahan kasoo kabatay dilal qorsheesan iyo qaraxyo ka dhacay halkaasi iyadoo ciidan amaanka ay sugayeen amaanka,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here