Home Wararka Somaliya Galmudug Deegaanka Kaxan-dhaale oo lagu dilay 3 Qof oo labo Walaalo tahay iyo...

Deegaanka Kaxan-dhaale oo lagu dilay 3 Qof oo labo Walaalo tahay iyo Dad kale oo..

0

Wararka Warbaahinta mudug24 ka heleyso deegaanka Kaxa-dhaale ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay Sadex Qof oo labo walaalo tahay kuwaasi oo ahaa Dad xoolo dhaqaqo ah.

Wararka ayaa intaasi ku daray in sidoo kale weerarka lagu dhawaacay Dad gaaraya shan qof oo iyaguna xoolo dhaqato ahaa.

Sida ay sheegayaan wararka laga helay Deegaanka gaar ahaan maamulka ayaa sheegay in Weerarka ka danbeeyeen ciidanka Liyuu boliska Itoobiya.

Maamulka Galmudug gaar ahaan madaxda maamulka kama hadlin weerarka oo u muuqda mid dhacay  maanta.

Wixii ku soo kordha lasoco wararkeena danbe

Mudug24 Gaalkacyo

Ad
Previous articleSawiro:- Ciidanka Galmudug iyo kuwa DFS oo dilay Shabaabka Xalay Hoobiyaasha ku soo tuuray Dhuusomareeb
Next articleMaxaa ka jira in Dhuusomareeb loo diiday Diyaaradii soo qaadi laheyd Cabdi Xaashi Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here