Home puntland Dhageyso Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo ka Hadlay Magacaabida Raisal Wasaaraha Cusub iyo...

Dhageyso Madaxweyne Maxamed Farmaajo oo ka Hadlay Magacaabida Raisal Wasaaraha Cusub iyo Sababta uu u doortay…

0

 

Madaxweynaha Dalka Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista Rai’sul wasaaraha cusub ee xukuumada federaalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Xassan Kheyre uu yahay shaqsi u qalma xilkaas una soo xushay in uu yahay shaqsi ay wada shaqeyn karaan.

Waxaana Madaxweyne Farmaajo uu ku baaqay in lala shaqeeyo Rai’sul wasaaraha cusub.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Shirka Jaraa.id uu ku faafaahiyay Sababta.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here