Home galmudug Dhageyso Dood Dhexmartay Wasiirka Amniga Galmudug iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta...

Dhageyso Dood Dhexmartay Wasiirka Amniga Galmudug iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Maamulka Puntland”

0
SHARE

Magaalada Gaalkacyo Waxaa ku sugan Wasiiro ka tirsan Galmudug iyo Puntland Waxana Labada Dhinac Magaalada ka Wadaan Arimaha la Xiriirta Xiisada Gaalkacyo iyadoo loo Qabtay Dood ku Aadan Arintaasi,

Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taar dhuleed) oo dhinaca Galmudug ka soo jeeda  iyo Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeynta ee Maamulka Puntland ahna Guddiga Difaaca ee gobalka Mudug Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa Doodaasi Dhexmartay,

Dooda Waxaa Masuul kasta Ay ku Falanqeeyeen Sida Xaalka uu Yahay iyo Qadka Labada Maamul kala Leeyihiin,

Wasiirka dhanka Maamulka Puntland Ayaa ku Doodaya in Galmudug ku Celineyso in Burtinle leeyihiin,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here