Home Wararka Somaliya Goobaha Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Banaanbaxyo ka socnaya

Goobaha Ganacsiga Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Banaanbaxyo ka socnaya

0
inta badan guud ahaan waxaa Maanta xiray Goobaha Ganacsiga Magaalada galkacayo ee Gobalka Mudug, waxaana haawanaya Wadooyinka oo dhan.
Goobaha Ganacsiga, waxbarashada iyo Goobaha kale ee magaalada  Gaar ahaa dhinaca Galmudug ayaa maantay xiran.
Sidoo kale Gaalkacyo waxaa ka socda abaabulka banaabax xoogan oo lagu taageerayo howgalada ciidamada huwanta ay ka wadaan deegaanada konfurta mudug sido kale looga soo horjeeda dhibaatooyinka alshabaab ay u geystaan shacabka soomaaliyeed.
Ad
Previous articleGalmudug oo shaacisay inay soo Furanayaan Gaadiid dagaal oo shalay laga qabsaday
Next articleMasuuliyiin iyo shacab ayaa galkacyo uga qeyb-galay Banaanbax xoogan oo Alshabaab Looga soo Horjeedo {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here