Home galmudug Deg Deg Dhageyso Dowlada oo Diiday in Liibaan Madaxweyne itoobiya loo Qaado”

Deg Deg Dhageyso Dowlada oo Diiday in Liibaan Madaxweyne itoobiya loo Qaado”

0

Warar Hada Naga Soo Gaaraya Magaalada dhuusomareeb ayaa Sheegay in Dhaawaca Liibaan Madaxweynaha Dib loogu Celiyay Dhuusomareeb,

Warar kala Duwan Ayaa kasoo Baxaya Hase Yeeshee Wararka Saxda Ayaa Tilmaamaya in Dowlada Somalia Ay Diiday in Liibaan Madaxweyne Loo Qaado Dalka itoobiya,

Dowlada Ayaa Sheegtay in Liibaan Madaxweyne uu Danbi ka Galay Dowlada isla markana uu ka Goostay Sidaasi Darteet lala Xisaabtamayo,

Masuuliyiin ka Tirsan Ahlu-suna Ayaa Arinkaan Xaqiijiyay oo Sheegay in dowlada Ay ku Dhaqaaqday Falkaasi,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here