Home Wararka Somaliya Galmudug oo noqotay Halka ugu Xiisaha Badan ee Doorashada Dalka ka Socota

Galmudug oo noqotay Halka ugu Xiisaha Badan ee Doorashada Dalka ka Socota

0

Todobaadyadii ugu danbeeyay Doorashooyin ayaa ka socda Magaalada Dhuusomareeb ee Maamulka Galmudug kuwaasi oo ah kuwa ugu xiisaha badan.

Siyaasi Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo Dowlada Mucaarad ku ah ayaa si awood ah ugu soo baxay magalaada Dhuusomareeb taasi oo aheyd hada heyn gooni ah oo ka taagneyd Dalka.

Dowlada ayaa ku fashilantay qorshe ay ka laheyd sidii loogu hor istaagi lahaa inuu soo boxo.

Dhanka kale Kale isla maaanta Ayaa Dhuusomareeb lagu doortay masuuliyiin kale oo Caan ah sida kulan jiis.

Waxaa hada Magaalada ka Socota Doorasho ay ku tartamayaan Haweeyn kaaraya ilaa 7 kuwaasi oo hal kursi isku heysta.

Doorashada Galmudug ayaa xiiso gooni ah u yeelatay madama dadka ku tartamaya ay yihiin Dad Muqdisho kasoo jeeda isla markana Galmudugna u dhashay oo kuraas ka heli kara.

Ad
Previous articleKulane Jiis iyo Masuul Kale oo goordhow Dhuusanareeb lagu doortay(Sawiro)
Next articleDeg deg Cali yare Cali oo loo Diiday inuu Ka Dhoofo Garoonka Muqdisho Xili uu Guriceel Ku Wajahnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here