Home wararka Dalka Dhageyso Tarsan oo Dowlada Qabiil Ku eedeeyay isagoo Dhanka kale Qabiil Taageeray...

Dhageyso Tarsan oo Dowlada Qabiil Ku eedeeyay isagoo Dhanka kale Qabiil Taageeray Hadii Xil uu Helayo’

0

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa Sheegay in Dowlada Somalia ay Wado Qorsho Qabiil Wax lagu Dooranayo Taasi oo ah Qalad,

Tarsan Ayaa tilmaamay in Xiligan Qabiil Wax lagu Doorto ay Qalad Tahay isla markana Ay Haboontahay in Qaab Qabiil Laga Gudbo,

ugu Danbeyn Waxa uu Sheegay in Hadii Qabiil Wax lagu soo Doorto uu Galayo Hadii Lagama Maarmaan Noqoto sida uu Sheegay,

Halkan Hoose ka Dhageyso Wareysi Kulul

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir