Home wararka Dalka Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid iyo Siyaasiyiin kale oo Gaalkacyo ku soo Wajahan...

Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid iyo Siyaasiyiin kale oo Gaalkacyo ku soo Wajahan Maanta Maxuu Socdaalkooda ku Saabsanyahay’

0

Magaalada Gaalkacyo Maanta Waxaa ka Socota Qaban Qaabada Soo Dhaweynta Madaxweynihii Hore ee Galmudug Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid,

Safarka Cabdi Qeybdiid Waxaa Ku Wehliya Siyaasiyiin kale oo kasoo Jeeda Galmudug kuwaasi oo Maanta Dhankooda imaanaya Magaalada Gaalkacyo,

Sida Wararka Tilmaamayaan Cabdi Xassan Cawaale qeybdiid Ayaa Gaalkacyo u imaanaya Hormarinta Deegaanada Galmudug iyo Furiraanka Dekada Hobyo,

Cabdi Qeybdiid Ayaa la Filayaa in uu la Kulmo Madaxda Dowlada Galmudug isagoo kala Hadlidoona Hormarka Galmudug iyo Furitaanka Dekada Hobyo,

Wafdiga Cabdi Qeybdiid Ayaa kasoo Dagidoona Garoonka Oshaco ee Galmudug kaasi oo Duulimaadkiisa Caadiga ee Dhanka Rakaabka Maalinkasto uu soo Dago,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

Mudug24, Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here