Deg Deg Musharaxii la Tartamayay Cabdi qeybdid oo Tanazulay

waxaa Goor dhaw Hoolka Doorashada ay ka socoto ee Magaalada Dhuusamareeb isku casilay Cawil Nuur Cali oo la tartamayay cabdi xasan cawaale qaybdiid.

Cawil Nuur Ayaa la aamisanaa inuu ahaa Malxiis waxaana Horay Loo sii shaaciyay In Sanater Cabdi Qeybdiid ku Soo bixi karo Kursiga.

Waxuu shaaciyay Cawil inuu utanasulay Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo Afartii sano ee la Soo dhaafay ahaa Sanater ka Tirsan Aqalka sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*