Home Wararka Somaliya Galmudug Caruur Waxyaaba ay garaaceen Kula qaraxeen Duleedka Degmada Gurceel

Caruur Waxyaaba ay garaaceen Kula qaraxeen Duleedka Degmada Gurceel

0

3 Caruur ah oo isku qoys ah ayaa la sheegayaa in ay dhimateen 5 kalana ay ku dhaawacmeen kadib markii Caruurtaasi la sheegaya in ay garaaceen haraadiga Waxyaabaha Qarxa oo yaalay Kaam Barakac oo Lagu Magacaabo  Qootirooo ku yaala dhanka Waqooyi Berri ee degmadda Guriceel.

Dhaawacyadda ayaa la geeyay Isbitaalka Fayo Care ee degmadda Guriceel, si Loola Tacaalo waxaana La sheegayaa in Qarakood dhaawacyadooda ay Culus yihiin

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmadda Guriceel iyo qeybaha Bulshadda ayaa gaaray goobta wax ka dhaceen, waxayna Gurmad u sameeyeen Qoyskii ay dhibaatadaan gaartay

Ad
Previous articleDoorashadii Galmudug ee Aqalka sare oo La Soo Gaba gabeeyay iyo Cabdi Qeybdiid oo ku soobaxay
Next articleCiidamada Galmudug oo gacanta ku soo dhigay rag dil ka gaystay Deegaano ka Tirsan Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here