Home Wararka Maanta NISA oo lagu amray Inay Wareejiso amniga Garoonka Diyaaradaha muqdisho

NISA oo lagu amray Inay Wareejiso amniga Garoonka Diyaaradaha muqdisho

0

Sida ay muujinaysa warqad kutaariikheysan maanta, Wasiirka Amniga ayaa amray in NISA ay wareejiso Amniga garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, kuna wareejiso ciidanka Booliska.

NISA ayaa haysa amniga Garoonka Muqdisho, gaar ahaana jidadka laga soo galo, iyadoo ilaalo dharcad ah kuleh gudaha garoonka lana socota waxyaabaha gudaha kasocda.

NISA ayaa 10-kii sanno ee u dambeysay gacanta kuheysay garoonka Muqdisho (Qeybaha Amniga xasaasiga ah), iyadoo dharcad badan oo hubeysan ku lahayd gudaha mararka qaarkoodna ay fashiliyeen isku dayo amni.

Ad
Previous articleMadaxweyne Laftagareen oo ugu Danbayntii Soo Gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga Qaybgalo shirkii Rooble ku Baaqay
Next articleWasaaradda Cafimaadka Soomaaliya oo War ka Soo saartay Shaybaarka Covid19

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here