Home Wararka Maanta Madaxweyne Laftagareen oo ugu Danbayntii Soo Gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga...

Madaxweyne Laftagareen oo ugu Danbayntii Soo Gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga Qaybgalo shirkii Rooble ku Baaqay

0

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa ugu dambeyn galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, waxanaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Maamulka Gobolka Banaadir, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Senataro iyo Xildhibaano

Lafta Gareen ayaa todobaadkii hore si cad u diiday inuu ka qeyb galo shirka Wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha, isagoo xusay inuu ka qeyb galayo shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay, oo ahaa mid lagu dhabar jebinayay shirka uu horay u iclaamiyay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo 3 Xildhibaan ka joojiyay Fadhiyada Barlamaanka iyo Gunadii ay Qaadan jireen
Next articleNISA oo lagu amray Inay Wareejiso amniga Garoonka Diyaaradaha muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here