Home Wararka Somaliya Galmudug Kulan lagu Taageerayay Kacdoonka Looga Saaraayo Alshabaab Galmudug oo Gaalkacyo Lagu Qabtay(Sawiro)

Kulan lagu Taageerayay Kacdoonka Looga Saaraayo Alshabaab Galmudug oo Gaalkacyo Lagu Qabtay(Sawiro)

0

Kulankaan oo lagu taageerayay kacdoonka Dalka looga xoraynayo Kooxda Maleeshiyaadka Al-shabaab, isla markaana lagu muujinayay sida reer Mudug diyaarka ugu yihiin ka qeybgalka Howlgaladda socda horayna ugu jireen ayaa maantay lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, waxaana ka qeybgalay Masuuliyiin heer dowlad goboleed, heer gobol, degmo, dhaqan, Culimo Owdiinka iyo qeybaha bulshada.

Julay 2021 ayaa dagaalo qaraar oo ay hogaaminayeen beelaha maantay kulanka ku yeeshay Gaalkacyo, waxa uu ka qarxay degmada Bacaadweyne iyo degaanada hoos yimaada kadib Caro ka dhalatay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen degmada Wisil.

Ad
Previous articleATMIS oo Wax ka Sheegatay Guulihii laga Gaaray Hiiraan iyo Galgaduud Alshaabna Looga Adkaaday
Next articleCiidamada Galmudug oo Sadex Degaan kala Wareegay Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here