Home Wararka caalamka Dhageyso Gudoomiyaha Xaafada Howl-Wadaag ee Galmudug oo ka Warbaxshay Suuq Cusub oo...

Dhageyso Gudoomiyaha Xaafada Howl-Wadaag ee Galmudug oo ka Warbaxshay Suuq Cusub oo laga Hirgalshay Halkasi….

0
SHARE

Gudoomiyaha Xaafada Hawul-wadaag ee Gaalkacyo Galmudug  ayaa Waxa   uu   ka Hadlay Suuq  Laga Hir Galiyay Xaafada HAWUL Wadaag Kaaasi oo loo dhisan in ay ku Ganacsadaan Shacabka Xaafada isla Markana Ganacsi Asbuur loogu sameeyo Qoysaska Liida ee  ku Sugan Xaafada Hawul Wadaag,

 

 

 

Muxuyadiin Yuusuf Samatar…. Gudoomiyaha Xaafada Hawul Wadaag aya  Sidoo kale waxa uu ka Hadlay Horumar wayn oo laga Dareemayo  Xaafda isla Markana ay qayb ka yihiin shacabka kum nool xafadaasi.

 

 

 

”  xaafda gaalkacyo waxa ay ku  tartamaan bilicda  iyo  Nafaada  Waxaan ugu Baaqaya Shacbka Xafada in Horumarkooda ay ka tashtaan oo cidna aysan ku haleen  nafadada  waa qayb ka mid ah iimaan.

 

 

 

Ugu Danbeyn Gudoomiyaha ayaa shacabka Xafadaasi waxa uu ugu baqay in ay qayb wayn ka qaatan sugida amaanka isla markaana ay la shaqeeyaan laamaha amaanka  ciidamada  galmdug  si loo xaqqijiyo  oo looga hortago cid kasta oo damacsan in falal amni dari gaalkacyo ay ka geestaan.

 

 

 

  HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA  GUDOOMIYAHA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here