Home Wararka Maanta Deg Deg Ciidamada PSF oo guulo Hordhac ah ka gaaray Dagaal Wali...

Deg Deg Ciidamada PSF oo guulo Hordhac ah ka gaaray Dagaal Wali kasoconya Bosaaso iyo Gaadiid laga Qabsaday Ciidamada Deni

0

Ciidanka PSF ayaa Ciidankii darawishta labo jiho oo ay kala fadhiyeen u kala durkiyay Dhanka dekeda ayaa laga saaray Dhufasyadii,halka kuwii dhanka madaxtooyada la marinaayo jidka sodonka aaga Xerada Qoyan ee cawska xoolaha.

 

Wararka Qaar ayaa Sheegaya in Taliyihii madaxtooya bosaaso uu geeriyooday.

Sidoo kale Ciidamada PSF ayaa la warareegay Gaari wayn oo nooca Dagaalka ah oo ka mid ahaa Gadiidkii Saakay lagu weeraray PSf.

Ad
Previous articleDagaalka Kasocda Magaada Boosaaso oo Sii xogaysatay iyo Qax ka Bilowday Magaladaas
Next articleDhageyso Galmudug oo ka digtay Xaalado His ah hadii aan laga gaarin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here