Home Wararka Maanta Dagaalka Kasocda Magaada Boosaaso oo Sii xogaysatay iyo Qax ka Bilowday Magaladaas

Dagaalka Kasocda Magaada Boosaaso oo Sii xogaysatay iyo Qax ka Bilowday Magaladaas

0

Dagaal u dhaxeeyo ciidanka maamulka Puntland iyo ciidan ka amar qaata agaasimihii hore ee ciidanka PSF Maxamuud Cusmaan Diyaana, waxaana la soo warinayaa in la maqlayo rasaas culus iyo mid fudud.

Dagaalka oo markii hore ku bilowday Rasaas goosgos ah ayaa Hada isku badalay Madafiic iyo rasaas Culus sidoo kale Dadka Dagan Xafadaha Dagaalku kasocdo ayaa Bilaabay inay ka Qaxaan agaas.

Maalmihii ugu dambeeyay Boosaaso waxaa ka taagnaa xiisad dagaal iyadoo ay guul dareesteen dadaalo badan oo ay sameeyeen dhaqanka Puntland.

Ad
Previous articleHowgal amniga Lagu xaqijinayay oo uu Hogaaminayay Godoomiyaha Koonfurta Magaalada Galkacyo oo Xalay laga Sameeyey mahaladaas(Sawiro)
Next articleDeg Deg Ciidamada PSF oo guulo Hordhac ah ka gaaray Dagaal Wali kasoconya Bosaaso iyo Gaadiid laga Qabsaday Ciidamada Deni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here