Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Galmudug oo ka digtay Xaalado His ah hadii aan laga gaarin

Dhageyso Galmudug oo ka digtay Xaalado His ah hadii aan laga gaarin

0

Dowlad Gobaleedka  Galmudug ayaa ka digay in haddii maalmaha soo socda aysan da’in wax roobab ah ay qarka u saaranyihiin dadka deegaannada abaaruhu ka jiraan inay gaajo iyo harraad u dhintaan.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo ka mid ahaa masuuliyiin ka Tirsan Galmudug oo gaaray qeybo ka mid ah Deegaano ka tirsan Mudug ayaa sheegay in xaalado halis ah ay ka jiraan Deegaano ka tirsan Galmudug.

Falagle ayaa yiri ” xaalad adag ayaa ka jirta Deegaano dhowr ah, waxaana dadkaan ay wajahayaan Biya la’aan baahsan waxaana sameenaynaa Biya dhaamin balse dadka jaaliyadaha ayaan ka sugaynaa jawaab dadkaasi loogu gurmado.

Deegaanada ay ka jiraan abaaraha xoogan ayaa waxaa ka mid ah Gobalka Mudug waxaana galmudug ay sheegtay in dad badan ay geeriyoodeen

 

Ad
Previous articleDeg Deg Ciidamada PSF oo guulo Hordhac ah ka gaaray Dagaal Wali kasoconya Bosaaso iyo Gaadiid laga Qabsaday Ciidamada Deni
Next articleBarakac xoogan oo ka socota Boosaaso iyo Khasaaraha oo sii Kordhay {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here