Home English News Musharax cabdi raxmaan diinaari oo ka hadlay rajada uu ka leeyahay ku...

Musharax cabdi raxmaan diinaari oo ka hadlay rajada uu ka leeyahay ku guuleysiga madaxwaynaha mamulka gobolada dhexe….

0

C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari ayaa sheegay in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxweynaha maamulka loo dhisayo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud.

 

Musharaxan Ayaa Geesta kale Waxa uu sheegay Hadii la Doorto in uu Waxbadan ka Badalidoono Arimaha Gobolada Dhexe isagoo Sheegay in Bulshada ay u Baahantahay isbadal cusub…

 

 

Musharaxan Ayaa Qeyb ka ah Musharaxiin kale oo isasoo Sharaxay kuwaasi oo doonaya in ay Nodaan Madaxweynaha ugu Horeeya ee Maamulka ladoonayo in laga Dhiso Gobolada Mudug iyo Galgaduud…

 

 

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Musharaxa

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here