Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg:Xiisada Culus Ka taagan Dhuusamareeb iyo Guriceel iyo Ciiidamo Soo...

Deg Deg:Xiisada Culus Ka taagan Dhuusamareeb iyo Guriceel iyo Ciiidamo Soo Buuxdhaafiyay Dhuusamareeb

0

Xalad cakiran ayaa ka tagan kursiga Hop 147 kadib markii lahelay xogo sheegaya in dhamaan la badalayo Ergada kusigaaas si uu ugu guleysto Mahad Salaad oo kursiga ku fadhiayay Afartii sano ee lasoo dhaafay.

Madaxweynaha Galmudug Ahmed Abdi kaariye Qorqoor ayaa horay ugu sheegay waxgaradka besha leh kursigaas in ay iyagu masuul ka yihiin si cadaalad ahna loogu tartami doono.

Qaar kamida musharixiinta ayaa wada Abaabulo ciidan oo laaga hartagi rabo in kursigaa qolo gaara looxiro

Hub aruursi Xooga Ayaa ilaa Shalay Laga Daremaya Degmada Guriceel iyo Dhuusamareeb oo Cali yare Cali iyo Musharixiinta Kale aya Ka Wadaan Degmooyinka Dhuusmaareeb iyo Guriceel Mantay ayay Ahayd Markii uu is Casilay Wasiirkii Qorshaynta Galmudug Kana Mid ahaa Musharixiinta Kursigaan

Ad
Previous articleWaqtiga la dooranayo Fahad Yaasiin iyo Xildhibaano kale oo la shaaciyey goor dhow (Akhriso)
Next articleCabdi Raxmaan Cabdi shakuur oo ka hadlay hadal heynta Sawir uu la galay Siyaasiyiin uu ku jiro Madaxweyne Qoor Qoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here