Xildhibaan Yusuf Xayle oo Goordhow lagu Dooratay Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa mar kale ku soo baxay kursiga #HOP012 oo uu horay ugu fadhiyay.
Xildhibaanka ayaa ahaa sama falle u adeegayay beeshiisa Tumaal, gaar ahaan dhinacyada waxbarasho iyo gargaarka oo sideedii sano ee la soo dhaafay u ahaa mid door weyn ka qaatay.
Kursigaan ayaa ka Mid ah Afar kursi oo goordhow lagu Dooran Doono magaalada Dhuusamareeb waana Kuraasti ugu Danbaysay ee lagu Doorto Magalaada Dhuusamareeb .
Ad