Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyihii lagu Badalay Cali Jayte oo Shir Albaabadu uga...

Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiyihii lagu Badalay Cali Jayte oo Shir Albaabadu uga Xiranyihiin Ugu Socdo Baladweyne

0

Kulan u dhaxeeyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Gudoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow oo ay wehlinayaan Odayaasha Dhaqanka ayaa ka socdo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka,

Kulankan ayaana Diirada lagu saarayaa sidii loo qaboojin lahaan Xalaada siyaasadeed ee ka dhalatay Xil ka qaadistii lagu Sameyey Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali jeeyte.
Saacadaha soo socdo ayaa la filayaa ineey warbaahinta la hadlaan Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle yuusuf Axmed Hagar Dabageed Gudoomiyaha Magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi axmed maalin sufuroow.

Ad
Previous articleWasiir Farax Shiikh Cabdulqaadir oo Gaaray Galmudug lana Kulmay Qoor Qoor(Sawiro)
Next articleMarwo Makko Maxamuud oo Baarlamaanka Galmudug Hambalyo U Dirtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here