Kulan u dhaxeeyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Gudoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi Axmed Maalin Sufuroow oo ay wehlinayaan Odayaasha Dhaqanka ayaa ka socdo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka,
Kulankan ayaana Diirada lagu saarayaa sidii loo qaboojin lahaan Xalaada siyaasadeed ee ka dhalatay Xil ka qaadistii lagu Sameyey Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali jeeyte.
Saacadaha soo socdo ayaa la filayaa ineey warbaahinta la hadlaan Madaxweyne ku Xigeenka maamulka Hirshabelle yuusuf Axmed Hagar Dabageed Gudoomiyaha Magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullahi axmed maalin sufuroow.
Ad