Home Wararka Maanta Yusuf Xasan Ibraahim oo Ka Tisanaa Alshabaab oo Xukun Dag lagu Riday

Yusuf Xasan Ibraahim oo Ka Tisanaa Alshabaab oo Xukun Dag lagu Riday

0

Ninkaan oo lagu magacaabo Yusuf Xasan Ibraahim, 42 jir ilaa 2019 ka tirsanaa Kooxda Alshabaab.

Ninkaan ayaana alshabab ula Shaqayn jiray inuu wadaago horjoogihiisa dhaq-dhaqaaqa ciidan ee mara Ceelasha Biyaha hadii ay sii gudbayaan ama Muqdisho soo galayaan.

Mushaar ahaan waxa uu qaadan jiray $130, waxaana lagu qabtay howlgal ciidan 19 kiin January Sanadkan.

Xilligii la qabanayay waxa uu watay Caag ay kuwada jiraan Mesago iyo Bastoolad.

Maanta ayay Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay 10 sano oo Xabsi Ciidan ah, sida uu warbaahinta u sheegay 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cabdi Muumin oo ka tirsan Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka Sida.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka Dagay Magaalada Jowhar
Next articleMadaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Ugu danbayn Gaaray Gobalka Gedo(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here