Home Wararka Maanta Yaa xilka Laga qaadi doonaa ma farxaan iyo xijaar ?

Yaa xilka Laga qaadi doonaa ma farxaan iyo xijaar ?

0

ilo Xog ogaal ah ayaa nala wadaagay in Madaxda Qaranka ay qaadi doonaan tilaabo adag oo Dhanka Amniga ah Kuna saabsan Xil ka qaadis iyo isbadalo lagu sameenaayo Saraakiisha Hay’adaha amniga, Maadaama wax ka badan 24 saac Hay’adaha Amniga ay ku guuleysan waayeen inay soo afjaraan rag hubaysan oo weeraray Hotelka Hayat.

Xubna sar sare oo ka socda Xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’isul Wasaaraha ayaa maanta gaaray Hotelka la weeraray, sida ay xubnahaan ay iisheegeen.

Maanta dhan waxaa lala diriraayay 2 ruux oo Hotelka ka dhex-dagaalamaayay, waana arin cajiib ah oo aan looga baran Hay’adaha Amniga waana tan sababtay inay ku fashilmaan shaqadooda

Ad
Previous articleArin Halis ah oo Lagu arkay Hotelka xayaat
Next articleWaa Sidee Xaalka aaga Hotel Xayaat ee Saakay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here